Hay’adda SoDMA, oo qoys danyar ah gargaar ugu qeybisay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

0
93

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,
ayaa 3,000 oo qoys danyar ah kana soo barakacay qeybo ka tirsan gobolada dalka waxa ay gargaar ugu qeybisay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here