Hay’adda Sodma oo sheegtay in gargaarkii ugu horreeyay ay gaarsiin doonaan gobolka Gedo

0
101

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo oo wabiyada daalku ay fatahaado ka sameeyeen gobollada dalka Qaarkood ayaa waxaa billowday gurmad loo fidinayo dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa waxaa ay shegtay in diyaaradii ugu horraysay ee gargaar sidda ay udiri doonaan gobolka Gedo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here