Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynya Musiiboyinka Qaranka oo gacan ka haylaysa Hay’adda IMC ayaa shixnad daawo ah iyo qalab cafimaad waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina ee gobolka Banaadir.
Agaasimaha waaxda Cafimaadka SoDMA Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa kawarbixiyey gargarkaan.
Dhanka kale Mohamed Abdulahi agaasimaga guud ee Isbitaalka Madiina ayaa sheegay iney baahi u qabeen Dawooyinkan iyo qalabka Caafimaad ee lagaarsiyey.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdualhi Abdulkadir Nor