Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, oo ka jawaabaysa baahiyaha bani’aadannimo ee dalka, xoojineysana dadaallada xasilinta ayaa gargaar loogu tala-galay shacabka saameenta ka soo gaartay colaadaha ka socda deegaano ka tirsan G/ Shabeellaha Hoose waxa ay u dirtay 10-gaari oo sida shixnad raashin ah.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali