Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay bakhaar lagu keydinjirau Bur dhacay waxana la sheegay halka uu yaala bur dhacay oo aad u badan.
Waxana qeebka qaatay helitaanka bakhaarka laamaha amniga .
Agasimamaha waxda kormeer Tayo-dhowrka qaranka Maxamuud cilmi ayaa ka warbixiya qaabka lagu ogaada bakhaarka lagu keydinjiray burka dhaca .
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf