Hay’addaha Samafaka oo Loogu baaqay inay u gurmadaan dadka ka barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle

0
50

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhawaan Degmooyinka walanweyn iyo Afgooye oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaa ku soo fatahay daadad xooggan kuwaasi oo barkicyay qoysas badan oo sameyey daadadkaasi, waxaana sidoo kale wax yeelo ka soo gaartay wadada u dhaxeyso Baydhabo iyo muqdisho.

Si arintaasi looga qabto ayaa Guddiga Gurmadka Arrimaha Fatahaada DKGS qabtay kulan degdeg ah oo diirada lagu saarayey ka jawaabista saameynta fataahada Wabiga Shabeele u geystay Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here