Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaadii ka taagneed Galbeedka Gobolka Mudug

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirar isdaba joog ah oo magaalada Gaalkacyo ay kuyeesheen masuuliyiinta labada maamul goboleedka Galmudug iyo Puntland oo isugu jira wasiiro Xildhibaano iyo gudoomiyaasha degmada iyo gobolka mudug ee labada maamul ayaa waxaa xal hor dhaca looga gaaray colaadii kataaknayd galbeedka gobolka mudug taas oo qodobo laga soosaaray

Wasiirka Wasaaradda amniga Galmudug maxamed cabdi Aadan Gaboobe iyo wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland cabdi faarax saciid juxa ayaa siwajir ah ugu hadlay qodobada shirka iyo sida ay kudhaqan galayaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here