Heshiis nabadeed oo laga gaaray fal ka dhacay deegaan hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

0
31

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-HeshiisKaan nabadeed ayaa maanta ka dhacay degmada Matabaan waxaana lagu dhameeyay fal dhawaan ka dhacay deegaanka Laan-Cadaad oo hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiye ku xigeenka degmada matabaan Xasan kaafi shire ayaa dhaqanka ka shaqeeyay in heshiiskaan lagaaro uga mahad celiyay waxaana uu sheegay in ka maamul ahaan ay tagerayaan dadaalada nabada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here