Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabeelle, Cabdullaahi Gacal, ayaa ka hadlay xaaladda garsoorka iyo daryeelka maxaabiista, isaga oo dowladda federaalka ka codsaday in ay dhisto xabsi casri ah oo u suurageliya dhaqan-celinta maxaabiista.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac