Hirshabelle oo biyo-xireeno ka sameysay hareeraha wabiga shabeelle ee Jowhar.

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarrada Beeraha Hirshabelle ayaa faafahin ka bixisay howlo biyo-xireeno ah oo ka socota hareeraha Wabiga Shabeelle ee magaalada Jowhar iyo deegaannada hoos yimaada si looga digtoonaado fatahaadaha ka dhasha xilliyada roobka.

Howlahan waxaa laga sameeyay deegaanka Beexaw ee hoos taga Jowhar iyo deegaanno kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here