Hoggaanka Ururka suxufiyiinta Shabeellada dhexe oo Jowhar lagu doortay

0
74

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ayaa waxaa lagu qabtay doorashada hoggaanka ururka suxufiyiinta gobolkaas oo lagu doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ururka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here