Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo shidaalka Suuqyada Baladweyne

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa hoos u dhac  laga dareemayaa qiimaha la iibiyo shidaalka suuqayada magaalada Baladweyne tasoo ay sababtay bada oo furantay.

Halka liitir ee shidaalka ayaa markii hore la iibin jiray 1.5 dolar halka hada la iibiyo 0.8sinti ilaa 0.9 cent taasoo ay faaido badan ku qabaan  gadiidleyda magaalada Baladweyne.

Warbixintaan Waxaa soojeedinaysa Sacio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here