Hordhaca Barcelona Vs Man United :

0
404

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Barcelona ayaa marti gilineysa kooxda Man United oo ay wada ciyaarayaan kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Europa League

 Xogta Kulanka

 *Barcelona iyo Manchester United ayaa fooda is daray 13 jeer tartamada oo dhan (Lix Barcelona ayaa badisay, saddex Man Utd ayaa badisay, afar barbaro ayay galeen)

 *Barcelona ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah afartii kulan ee la soo dhaafay

 *Manchester United ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah shantii kulan ee ugu danbeysay ee Yurub.

 *Barcelona ayaa laga badiyay shan ka mid ah 11-kii kulan ee ugu dambeeyay Yurub ay ku ciyaartay Camp Nou (2 guul iyo 4 bar-baro).

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here