Hordhaca Kulanka Weyn ee Cawa : Barcelona Vs Real Madrid.

0
78

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankaan ayaa noqonaya Elclasico-dii sedexaad ee sanadkaan 2023-ka , waxa ayna caawa iksu siku arkaaan lugta labaad ee semi finalka Cope Del Rey , xilli kulankii hore ay hal gool ku soo badisay Barcelona .

Midda soo baxda labadaan koox waxa ay wajahayaan midkood midda soo baxda Osasuna Iiyo Atletico Club .

Andreas Christensen, Pedri, Frenkie de Jong iyo Ousmane Dembele dhammaan  ay maraaan qiimen caafimaad  halka

Dhanka Real Madrid, Los Blancos ayaa waayi doonta Ferland Mendy oo dhaawacan, halka Antonio Rudiger iyo Mariano Diaz shaki la galinayo

Xogta Kulanka

*Barcelona ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Real Madrid, kuwaas oo hadda 12 dhibcood ka dambeeya hogaamiyayaasha horyaalka La Liga

Shaxda laga yaabo in Barcelona ku soo biloowdaan (4-3-3): Marc-Andre Ter Stegen; Ronald Araujo, Jules Kounde, Marcos Alonso, Alejandro Balde; Sergi Roberto, Sergio Busquets, Gavi; Raphinha, Robert Lewandowski, Ansu Fati.

Shaxda laga yaabo in Real ku soo bilaabato (4-3-3): Thibaut Courtois; Dani Carvajal, Eder Militao, David Alaba, Nacho Fernandez; Luka Modric, Aurelien Tchouameni, Toni Kroos; Fede Valverde, Karim Benzema, Vinicius Junior.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here