Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Hormuud Salaam Foundation ayaa $1,000,000 (Hal Malyan oo dollar) ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ku dhuftay gobolada dalka .
Deeqdan ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka danta yar ee dhibaateeysan kuwaasi oo xiligan wajahaya xaalad nolol xumo.
Warkan waxaa soo jeedinaya Wariye:Abdifitah Mohamed Ahmed