Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa sirasmiya garoonka kubada cagta dhuusamareeb uga furmay tartanka kooxaha heerka 1aad ee casimada Galmudug.
Furitanka tartanka waxa kasoqeyb galay masuuliyin kaladuwan sida maamulka casimada, Wasarada dhalinyarada iyo ciyaraha galmuduh, xariirka kubada cagta galmudug iyo madax kale.
Gudoomiye kuxigeenka casimada Abdi samad salaad Aadan oo furay tartanka ayaa bogadiyey xariirka kubada cagta dhuusamareeb iyo dadalka ay galiyen qabashada koobkan.
Kulanka waxa lagu furay nadiyada FC Xalane Law Vs FC Syl.
Waxana guul kufurtay kooxda FC Xalane Law.
Fc SYl 1 Vs FC Xalane Law 2.