Howl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Xanaannada xoolaha Galmudug oo tababar loogu soo xiray magaalada Gaalkacyo.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Xanaanada xoolaha Galmudug oo magaalada Galkacyo tababar la xiriira xanaanada xoolaha ugu soo xiray howl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda.

Tababarkan oo socday muddo 40 beri waxaa howl wadeenada lagu barayey xanaanada xoolaha iyo daweyntooda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here