Howlgal ka dhan dadka shida dhuxusha oo laga sameeyay gobolka Daadmareer.

0
115

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka Gobolka Daad-madheedh ee Somaliland ayaa deegaano kamid ah Gobolkaaas ka fulisay hawl-gallo lagula dagaalamayo dhuxusha .

Intii uu socday hoolgalkan ayaa lagu soo qabtay dad ku hoolana shidista dhuxusha.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here