Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-In ka badan labo iyo labaatan kun oo arday oo ka baxay dugsiyada sare ee deegaannada Maamulka Puntland ayuu imtixaanka shahaadiga ahi usoo gaba-gaboobay, waxaana ardayda qalin-jebisay iyo maamulkoodu ka hadleen dareenkooda ku aaddan qalin-jebinta ardaydan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali