In ka badan 100 Arday oo baratay cilmiga Kombiyuutarka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
68

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 100ardey oo baratay cilmiga Computerka islamarkana ka aflaxday iskuulka Hoggaan.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Liibaan Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here