Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay kuliyadaha cafimaadka computerka umuliso nimada iyo madada social work kuwasoo ka aflaxay jaamacada Central.
Munsabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay duqa magaalada baladweyne nadar tabaax maalin, maamulka jaamacada, bahda caafimaadka, macalimiin, ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Dirie Ali