In ka badan 189 ardey oo ka qalin jabisay jamaacadda Hiiraan ee Baladweyne.

0
83

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 189 Arday oo dhameysatay heerka 1aad ee jamacada Hiiraan magaalada Baladweyne

Waxaa ka qeyb galay munaasabada maamulka jaamacada bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here