In ka badan 2,400 Arday oo deegaanada Galmudug maanta u fariistay Imtixaanka shahadiga ah ee dugsiga sare.

0
77

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-13 gobood oo ku kala yaal degmooyin iyo degaano katirsan Galmudug ayaa maanta sirasmiya waxa uga bilowday Imtixaanka fasalka 4aad ee dugsiga sare ee ay qadeyso wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.
Masuuliyin uu horkacayey wasiirka wasaaradda waxbarashada Galmudug Mohamed Hashi Dhoore ayaa magalada Dhuusamareeb ee Casimada Galmudug kafuray Imtixaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here