In ka badan 50 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuul ku yaal magaalada Beledweyne.

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)In ka badan 50 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka safa ee magalada Balad weyne.

ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarshaadka waxbarshada ardayda ayaa waxaa qeyb ka ah kuwo qabo baahiyaha gaarka ah.

Waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here