In ka badan 700 qoys oo deeq raashiin loogu qaybiyay deegaanka Sheerbi ee Puntland.

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun ayaa deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 700 boqol oo qoys kuwaas oo ku nool deegaanka Sheerbi ee gobalka Karkaar.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bur Bariis saliid iyo sokor.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

In ka badan 700 qoys oo deeq raashiin loogu qaybiyay deegaanka Sheerbi ee Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here