Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha 20-waddo oo interlock oo laga hirgalin doono Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan,
Dhismaha wadooyinkaan ayaa waxaa iska kaasha doona bulshada deegaanka iyo maamulka Degmada.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed