Injineerro iyo masuuliyiin kale oo gaaray halka laga dhisayo dekadda Hobyo

0
54
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Hobyo ee Gobolka mudug gaaray injineerada dhismaha dekadda Hobyo iyo maamulka shirkadda maalgashiga ee Hico
Maamulka degmada Hobyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maagalada ku soo dhaweeyay wafdigaaan.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here