Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaybta Qaliinka guud ee Isbitaalka Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa la dhagax-dhigay waxana dhagax dhiga joogay gudoomiyaha degmada Matabaan iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada.
Madaxa caafimaadka degmada Matabaan Aamina dahir Canshur iyo Agasimeha guud ee isbitaalka degmada Matabaan ayaa ka warbixiya bahidii loo qaba in qeebta qalimada guud isbitaalka lagu soo kordhiyo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Andulkadir Yusuf