Isbitaalka guud ee degmada Caabudwaaq oo dib loofurey kadib dayactir lagu sameeyey.

0
102

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Isbitaalka Guud ee degmada Caabudwaaq oo uu kusocday dayactir ayaa dib loofurey, Waxaana kormeer kutagay Guddoomiye kuxigeenka degmada, Xog’hayaha dowladda hoose iyo Madaxa caafimaadka degmada.

Cabdikaafi Muuse oo kasocda Hay’adda Mercy iyo howlwadeenada Isbitaalka ayaa masuuliyiintaan kusoodhaweeyay Isbitaalka.

Warkan waxaa soo jeedinaya Wariye:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here