Iskaashata-beeralayda degmada Xeraale oo lagu wareejiyay agabka beeraha

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Galmudug, Xirsi Yuusuf Barre, ayaa hal cagaf iyo abuur ku wareejiyay Guddiga Iskaashatada Beeraleyda degmada Xerale.

Munaasabadda wareejinta waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Beeraha, Xasan Cabdullaahi Cas Casey, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha, Cumar Cismaan Ciid, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Guddoomiyaha degmada Xerale, iyo xubno ka tirsan Iskaashatada Beeraleyda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here