Iskaashato beeralayda degnada caabudwaaq oo agab lagu wareejiyay

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud iyo wasaaradda beeraha Galmudug ayaa iskaashata beeralayda Caabudwaaq ku wareejiyay agabka beeraha.

Agabka lagu wareejiyay beeralayda ayaa isugu jira cagaf-cagafyada iyo abuurka beeraha taasoo qayb ka ah horumarinta wax soo saarka beeraha Caabudwaaq.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here