Isku aadka Dagmooyinka ka qeyb-galaya tartan aqooneedka bisha Ramadaan oo lasameeyay

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka aqooneed ee bisha Ramadaan ee ka socda Warbaahinta Galmudug, tartan aqooneedka ayaa ujeedkiisu yahy in lagu dhiirrigelinayo bulshada ka qeyb galaysa aqoon kororsi bisha barakeysan.ee Ramadaan Waxaa laga yaabaa in tartankaan kusaabsan diinta, taariikhda, iyo guud ahaan aqoonta.kale ee maadiga ah degmooyinka galmudug ayaa sidaan isku aaday isagoona uu kahadlay Wasiir dowlaha wasaarada arimaha gudaha fadaraalka iyo dib uheshiisiinta Galmudug cumar maxamad diiriye guureeye

Waxaa soo jeedineya:liibaan maxamad cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here