Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega afar dhamaadka Club World Cup kaddib markii ay 3-2 kaga adkaatay Borussia Dortmund.
Natiijadan waxay ka dhigan tahay in hadda kaliya soo baxeen afar kooxood oo ka mid ah 32-dii koox ee tartanka ka qeyb gashay.
Waa kan isku aadka semi-finalka:
Chelsea vs Fluminense
Real Madrid vs Paris Saint-Germain (PSG)