Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iskuulkii ugu horreeyay ee wax lagu barayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ayaa laga daah furay degmada Guriceel e gobolka Galguduud, maamulka degmada Guriceel iyo wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa iska kaashaday hirgelinta iskuulkan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali