Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iskuulkan ayaa lugu talagalay in lagu barto Xanaanada xoolaha waxana xariga kajaray Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qooq Qoor waxana xarig jarka kuwehliyey Wasiirka waxbarashada Galmudug Mohamed Hashi Dhoore iyo gudoomiyaha degmada Guriceel Anas Abdi Macalin.
Gobolka Galgaduud ayaa kamida gobolada caanka ku ah dhaqashada xanaanada Xoolaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidaahir Garaad Ali