Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iskuulka horyaal ee ah goob ay wax ku bartaan caruurta baahiya gaarka ah qaba ee ku nool magalaada dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa haatan yeelanaya qeyb machad ah oo sare loogu qaadayo xirfadaha caruurta ,
Waxa qeybta cusub caruurta baahiyaha gaarka ah qaba lagu baraya xirafadaha computerka, iyo luuqada iyo qeyba kale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali