Isticmaalka bacda oo dhibato kuheysa bilicda magalada Dhuusamareeb.

0
36

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Nadaafada iyo fayadhowrka waxay qeyb lixaad leh ka qaataan bilicda deeganka iyo badqabka caafimaadka bulshda iyo xoolaha waxaana lagama maarmaar ah in bulsha kasta oo meel ku wada nooli ay ahmiyad gooniya siiyan nadaafada deegaankooda haddabaa Caasimada galmudug ee dhuusamareb oo ah meel ay ku noolyihin dadyow farah badan waxayna dadka ku dhaqan magaalada ay ku baaqayaan in si dhow looga wada shaqeeyo sare u qaaadida bilicda caasimada Galmudug iyagoona kubaaqay in wax laga qabto bacda oo kamid ah qashinka sida aadka ah saamynta ugu yeeshay Dhuusamareeb,Dhanka kle Agaasimaha waaxda fayadhowrka iyo wacyigelinta dowlada hoose shariif food ayaan wax ka waydiinay sida maamulka iyo bulshada caasimadu isaga kaashan karaan bilic soocelinta iyo nadaafada magaalada.
Magaalada dhuusamareb ee caasimada galmudug waxaa xiliyada qaar si wada jir ah looga qeyb qaataa ollola isxilqaan ah oo bulshada deegaanka iyo maamulkuba kor ugu qaadaraan bilicda caasimada gaar ahaan nadaafada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here