Isticmaalka baraha bulshada oo samayn ku yeeshay waxbarashada qaar ka mid ah ardayda ku nool magaalada Dhuusmareeb

0
46

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Isticmalka Baraha bulshada ee loyaqaan  Social Media ayaa isticmalkisa dunida oo dhan kanoqday mid kamida adegyada aas asiga.Ardeyda schoolada Galmudug  waxa ay kamid yihiin dadka inta badan dhibatada ow kuhayo Baraha bulshada sida  uu barnaamijka Waxbarashada ee Radio Daar-Dheer  u sheegay  Ustaad Muxyidiin Cabdi Caaqil  oo kamida barayasha iskuulada Dhuusamareeb waxana walidinta iyo macaliminta ugu baqay in sidhow ay u lasocdan ardeyda si eysan uga mashqulin Waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here