Isuku soo bax Roob-doona oo ka dhacay degmada Cadaado.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudomiye Ku xigeenka degmada cadaado ahna kusimaha gudomiyaha degmada mudane Cabdixakiin Maxamed cali iyo xoghayaha Dowlada hoose iyo mamaulka qaybihiisa kala duwan culimada degmada,bulshada degmada cadaado aya kaso qayb galay salaada roob doonta.

Gudomiye Ku xigeenka degmada cadaado ayaa bulshada cadaado ugu baaqay inay is cafiyaan oo oo illahay la baryaan lagana shaqeeyo amniga .
Sido gudomiyaha ayaa hadalkiisa ku daray inay bulshada degmada cadaado ay joojiyaan jarista dhirta ayadoo faido badan uleh degaanka.

 

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here