Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay in ay ka qeyb qaataan qorshe dhul loogu iibinayo safaaradda Soomaaliya ee ku taalla , dalkaas. Qorshahan ayaa waxaa ka shaqeynaya dowladda Soomaaliya iyo safaaradda, iyadoo loo arko mid muhiim ah oo looga faa’iideysanayo kheyraadka safaaradda si loo kobciyo dhaqaalaha Soomaaliya iyo xiriirka labada dal.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed