Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxa jaamacadda umadda soomaaliyeed Faraca Galmudug ka furmay imtaxan ardeyda soo dalbatay Sannad Tacliinta Jamacada 2023-2024.
Waxaana daah furay Imtixaanka Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dub u Heshiisiinta Ee Dowlad-Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac ” Cabdi waayeel ” iyo Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraca Galmudug ee degmada Caabudwaaq.
Waxaa faah faahinaya Abdulahi Abdulkadir Nor