Kaluumeysatada Jubbaland oo saameyn kala kulmay dabeylaha badda.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shirkan jaraaid oo uu qabtay magaalada Kismaayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga kheyraadka iyo Badda Dowalad gobaleedka Jubbaland mudane Maxamed Cumar ayaa wax uu kaga hadalyaa khataraha ka jira xiligaan Badda.

Waxa uu sheegay in lagu jiro xiliyada ay dhacaan dabeylaha iyo badxiranka ayna adag tahay helista Kaluunka.

waxaana inoo soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here