khabiir bartay cilmiga beeraha oo sheegay in Dhuusamareeb tahay magaalo kufiican dhir beerista

0
44

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Aqoon-yahan Axmad oo bartay culuumta Beeraha oo ka qayb-galayaya Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Daar-dheer ayaa ka sheekeeyay qaabka loo baahanyahay in loo beero geedaha, waxaa uu sheegay inay jiraan dhir ka bixi karta Dhuusamareeb oo aan laga helin qaybo kamid ah gobollada dalka oo la’aaminsanyahay inay uga wanaagsantahay dhanka dhirta.Waxaa uu sidoo kale aqoon-yahan Axmad Cabdi Raage sheegay in in uu jiro hab loo beero geedaha la’iibiyo ee deegaanka qurxiya.Dhowrkii sano ee lasoo dhaafay waxaa Dhuusamareeb kusoo badanayay dadka ka ganacsanaya dhirta lagu beero Guryaha iyo goobaha lagu nasto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cadidaahir Garaad Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here