kisas cusub oo cudurka gowracatda oo lagu arkay Muqdisho.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Isbitaalka De Martino ayaa warbixin kooban ka bixiyay heerka uu marayo cudurka Goowracatada (Hepatitis), kaasoo si ba’an ugu faafaya qaybo badan oo ka mid ah dalka.

Agaasimaha ayaa sheegay in cudurkani uu si xawli ah ugu dhex faafayo bulshada, islamarkaana isbitaalka la keenay dad badan oo cudurka qabay, kuwaas oo ka kala yimid illaa 40 degmo oo kala duwan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here