Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa bilaabay olle loogu magac daray ol-olaha dib usoo celinta bilicda magaalada kismaayo
Waxa siwada jir ah uga qeeb qaadanaaya dhaman qeybaha kala duwan
Qaarka mid bulshada ka qeeb qaadanaya bilicsoocelinta magaalada ayaa ka hadla muhiimada ay leedaha in la helo magalo nadiif.Dhanka qaarka mid ah musuuliyiinti ka qeeb qadanaya ololaha bilicsoocelinta ayaa goobta ka hadla wax ayna shegey in la sii wado doono soo celinta hormarka magalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sadio Abdulkadir Yusuf.