koofur galbeed oo ka warbixisay hormarka waxbarashada laga gaaray ee deegaanadda maamulkaas.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xasan Maxamed, ayaa ka warbixiyay horumarka waxbarasho ee 10-kii sano ee ugu dambeeyay ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, Wasiir ku-xigeenka ayaa sheegay in deegaano badan oo ka tirsan maamulka laga hirgeliyay adeegyo waxbarasho.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here