Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Koox dhalinyara ah oo midoobay ayaa u istaagay caawinta dadka tabaalaysan waxayna maalmaha bisha Ramadaan geyaan xaafadaha aay dadka nugul deganyihiin cunta ay kasoo iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamac