Kooxda Muqdisho Law Dhuusamareeb oo guul weyn ka gaartay Dhigeeda Xidigaha

0
90
Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)- Tartanka kubada cagta Kooxaha heerka 1aad ee casiamda Galmudug ayaa si wanagsan kaga socda garoonka kubada cagta ee dhuusamareeb.
waxana galab kasta dhaca kulan xiiso leh oo ay u soo dawasha tagaan mucashaqinta kubada cagta.
Kulanka galabta.
Kooxda Muqdisho Law ayaa shalay galab guul weyn gaartay kadib marki ay xasuuqday kooxda Xidigaha.
Xidigaha 0 Vs Muqdisho Law 4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here