Ku dhawaad 1,500 oo qoys oo deeq raashina loogu qeybiyay magaalada Baydhabo…..Abdullahi Abdulkadir Nor

0
111

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ku dhawaad 1,500 oo qoys ayaa magaalada Baydhabo loogu qeybiyay deeq raashin ah, taas oo ka koobnayd qeybo kala duwan oo quutul daruuri ah. Deeqdan ayaa waxaa soo gaarsiisay Saldanadda Cumaan, sida uu sheegay Sheikh Abdirahman Jimcaale, oo ah wakiilka Saldanadda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here