Ku dhawaad 200 haween ku nool gobolka Mudug oo maalgelin ganacsi loo sameeyay.

0
136

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hey’adda TAG-Foundation oo kaashaneysa Hay’adda save Children ayaa maalgalin Ganasi usamaysay, ku dhawaad 200 oo haween ah kuwa oo ku nool degmooyinka gobolka Mudug garahan degmooyinka Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax.
Munaasabadda maalgalinta haweenka loogu sameyna ayaa waxa ka soo qeebgalay Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Galkacyo ee puntland.

Warka waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here